HARRUUR, DIGIR IYO CANSALATO GALEEY
diyaarin:
15 min
karin:
45 min
Waxaay Deeqdaa:
12 saxan
saxan:
1/2 Cup
WIXII LOO BAAHNAA DHAN
2 koob oo harruur karsan ah (mararka qaar loo yaqaano “hull-less”)
1 gasac (15 ounces) digir guduud ah, lagu darin cusbo ama ku yartahay, dhaqan lana biyo bixiyey
1 koob oo harruur (gasacadeeysan, barafeeysan ama freesh)
1 barbaroon weyn oo cas, la miro bixiyey oo jarjaran
1/2 koob celery jarjaran
1/4 koob basal cagaar jarjaran
1 tuun, si yaryar loo jarjaray ama 1/4 qaado tuun daqiiq ah
1/4 koob liimo freesh ah ama liin biyaheeda
2 qaado oo saliida khudrada
Cusbo iyo basbas ah si dhadhan u yeelato Kabsar caleen ama jirrid parsley, qurxin (ikhtiyaari)
QALABKA
- Baaquli weyn oo lagu walaaqo
- Caaga wax lagu jaro iyo mindi
- Koobabka wax lagu cabiro iyo qaado
- Digsi dhexe
RAAD RAAC
- Kari harrurta adigoo isticmaalaya tilmaamaha hoose. Inta ay harruurta bislaaneyso, diyaari waxyaabaha kale oo dhan sida kor ku sharxan.
- Ku qas harruurta maadooyinka kale ee harsan (aan ka aheyn kabsarta/parsley) baaquli weyn.
- Dabool eena qabooji dhoor saacadood ama habeenki si dhadhanka isugu dhafmo.
- Ku qurxi kabsar caleen ama jirrid parsley, haddii aad rabtid, ee bixi.
Karinta harruurta: (Waxay sameeysaa 3 ilaa 3 ½ koob oo hurruur bisil)
- Digsi dhexe oo dabool leh ku bursii 3 koob oo biyo ah.
- Ku dar koob harruur ah ka dib bursii.
- Kuleylka ka yaree, dabool, ee kari 45 daqiiqo ama ilaa ay harruurtu ka jilicdo oo biyaha ka guraan.
- Harruurta si dheeri ah loo bisleeyey ku rid weel hawa xiran kadib qabooji ilaa iyo isbuuc ama barafee.
Xusuusnow
Horay u sii bislee harruurta ee qabooji. Qaboojiyaha geli haraaga 2 saac gudahooda.
Haraaga harruurta bisil, ku dar maraq, cunno isku dar ah iyo cansalaato si kor loogu qaado caafimaadka cunnadda.
Habsameyntan waxaa ka soo helnay FoodHero.org

Share this:
SIGN UP
to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.