Dhaqso Chili
diyaarin:
5 min
karin:
20 min
Waxaay Deeqdaa:
6 saxan
saxan:
1 Cup
Waxa loo baahanyahay:
1/2 pound hilib jilicsan (15% dufan)
1 basal dhexaad, jarjaran
1 gasac (15 ounces) digir kalyaha oo dheecan leh
2 gasacadood (14.5 ounces mid kasta) yaanyo jarjaran oo dheecan leh
2 qaado oo basbas daqiiq
Qalabka
Digsi gacanle weyn
Caaga wax lagu jarjaro
Mindi
Koobasha cabbirka iyo qaandooyin
Raad raac
Hilib buuni ah iyo basal ku jiro digsi gacanle weyn oo saaran heer kuleel dhexe-sare (350 darajo F digsi gacanle koronto ah). Ka hoore dufanka.
Ku dar digir, yaanyo iyo basbaas daqiiq ah. Gaabi kuleylka si hoose
(250 darajo F digsi gacanle koronta ah), dabool ee kari 10 daqiiqadood.
Qeeybi isagoo diiran.
Xusuusnow
Haraaga mudoo 2 saac gudahooda firijeerka ku geli.
Ku bixi kabaj la jarjaray, dufan yar ciir dhanaan, kabsar ama farmaajo daqiiq ah.
Ku dar khudaar kale sida barbarooni, kaarot, celery ama galeey, hadii loo baahdo.
Ku dar cumin qalalan, oregano, ama barbarooni casaan ah talaabada 3aad si dhahan dheeri loo helo.
Habsameyntan waxaa ka soo helnay FoodHero.org

Share this:
SIGN UP
to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.